IN LOVING MEMORY OF 63 YOUNG SOULS WHO TOOK OFF IN OCTOBER 1998

a, waxaad hor martay aragaan hortayda ah

waxaana isku dayey in aan halkaan imaado, si baqdintu iiga ba`do

 

kadib waxaan galay irida hore ee libaxaayada waaweyne yaalaan

wuxuu igu yiri wax walba si fiican ayey u dhaceen

waana rumaystay sababtoo ah waa boqorkii waaynaa

aduunka oo dhanna abuuray

 

a, samada ayaan kor u fiirshay

halkaas ayey kor wareegayaan

dhulkay ayey cabsidu taalaa

laakiin halkaas kore wax cabsi ah ma taalo

 

sida 63 dii buufinadii gadgaduudnaa, ee lagu xiray saqafka

sidii xidigo ifaaya habeen qaboow, habeen qaboow

iyo markii dabku kacay

oo loo qaaday si dabacsan banaanka,

gudaha aduunka